Waad ku mahadsan tahay kafaala-qaadayaashayada Mahadnaqa Tabarucayaasha 2020. Wax ku biirintaadu waxay naga caawisay inaanu salaanno mutadawiciintayada heeganka ah kuwaas oo ka go'naanshahooda ka caawiyay dad badan inay helaan cadaalad loo siman yahay